joomla visitor
Wednesday, September 08, 2010
   
Text Size

Welcome to Humanitarian African Relief Organization

HARO oo Deeq Dhar ah ka bixisey Ceelasha Biyaha.

Hay’ada HARO ee maxaliga intii dhowr cisho ah waxey kaalmo dhara ka qeybineysay deegaanada loo qaxey ee Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelada Hoose, waxaana deeqdan ka faa’iideysatay Boqolaal Qoys oo ka mida dadka halkaa ku barakacey.

Bixinta deeqdan ayaa socotey muddo Isbuuca, waxa ayna Hay’ada HARO ugu talo gashey iney ka faa’iideystaan dadka rayidka ee ku barakacey Deegaanka Ceelasha Biyaha, dhibaatooyinka kale duwana la soo gudboonaadeen.

Deeqda dharka ah ayaa ka koobneyd Konteenar Dhara, waxa uuna isugu jirey dharka dadka waaweyn, kuwa caruurta iyo Hu, waxaana ka faa’iideystay dadka halkaa u barakacey kuwooda ugu taagda daran.

Read more: HARO oo Deeq Dhar ah ka bixisey Ceelasha Biyaha.

 
Move
-

Somalia Condition

Top Headline

HARO distrobuted udhiya to many cities in somalia HARO is non-profit organization that works on issues of the society. It has distributed udhiya in many cities in Somalia. The cities which HARO brought udhiya to this year are Borama, Hargaysa, Bur'o, Bosaso,...

Read More...

08/10/09 Hay’ada Humanitarian  African Relief Organization (Haro)   ee Maxaliga ah waxay deeq raashin ah ka qeybisey Kaam ku yaala Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay oo ay ku jiraan dad Qaxooti ah oo ay la soo gudboonaadeen dhibaatooyin nolaleed.( Sawiro...

Read More...

Denan is in desperate situation because of the droughts and wars going on there. Here is short video that shows the situation there, click the image to watch.

Read More...
Move
-

Refugee Info

Top Headline

Hay’ada HARO ee maxaliga intii dhowr cisho ah waxey kaalmo dhara ka qeybineysay deegaanada loo qaxey ee Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelada Hoose, waxaana deeqdan ka faa’iideysatay Boqolaal Qoys oo ka mida dadka halkaa ku barakacey. Bixinta...

Read More...

Xerrada lagu magacaabo Alla Aamin oo ku taala duleedka Xaafadaha Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne waxaa ay ka mid tahay Xeryaha ay ku jiraan Qoysaska ugu badan ee ku barakacay gudaha Goballka Hiiraan kadib markii ay uga soo tageen deegaannada ay ku...

Read More...

Garoowe:-Ururka samafalka oo magaciisa loo soo gaabiyo Haro ayaa maanta mucaawimo isugu jirtay dhar iyo kabo  u qaybiyey dadka barakacayasha ah ee ku nool Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland gaar ahaan xiryaha barkacayaasha ee kala ah Xerada...

Read More...

Introduction To HARO

Who's Online

We have 1 guest online

NEWS

  • HARO oo Deeq Dhar ah ka bixisey Ceelasha Biyaha. Hay’ada HARO ee maxaliga intii dhowr cisho ah waxey kaalmo dhara ka qeybineysay deegaanada loo qaxey ee Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelada Hoose, waxaana deeqdan ka faa’iideysatay Boqolaal...
  • Baladwayne Refugee Camp HARO has extended a generous hand to the refugee camp in Baladwayne, Somalia. People got food and plastic tents that can help them build their huts. This came after haro was informed that the refugees...
  • HARO oo deeq lacageed qaybisay Ururka Samafalka ee Humanitarian African Relief organization marka magaciisa lasoo gaabiyana loo yaqaano HARO oo kamida ururada soomaaliyeed ee mutadawiciinta ah ee kajira cariga maraykanka ayaa...
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • 6
  • 7
  • 8

Register or Login