Welcome to Humanitarian African Relief Organization
Garoowe:-Ururka samafalka oo magaciisa loo soo gaabiyo Haro ayaa maanta mucaawimo isugu jirtay dhar iyo kabo u qaybiyey dadka barakacayasha ah ee ku nool Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland gaar ahaan xiryaha barkacayaasha ee kala ah Xerada Riiga, Xeraa bush eelay.
Deeqdaan ayaa waxaa soo gaarsiiyey dadka barakacayaasha ah urur saldhigiisu yahay Maraykanka ururkaas oo magaciisa la yiraahdo[Humanitarian African Relief Organization] loona sooo gaabiyo (HARO).
Somalia Condition
HARO distrobuted udhiya to many cities in somalia HARO is non-profit organization that works on issues of the society. It has distributed udhiya in many cities in Somalia. The cities which HARO brought udhiya to this year are Borama, Hargaysa, Bur'o, Bosaso,...
Read More...08/10/09 Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (Haro) ee Maxaliga ah waxay deeq raashin ah ka qeybisey Kaam ku yaala Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay oo ay ku jiraan dad Qaxooti ah oo ay la soo gudboonaadeen dhibaatooyin nolaleed.( Sawiro...
Read More...Denan is in desperate situation because of the droughts and wars going on there. Here is short video that shows the situation there, click the image to watch.
Read More...Refugee Info
Garoowe:-Ururka samafalka oo magaciisa loo soo gaabiyo Haro ayaa maanta mucaawimo isugu jirtay dhar iyo kabo u qaybiyey dadka barakacayasha ah ee ku nool Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland gaar ahaan xiryaha barkacayaasha ee kala ah Xerada...
Read More...BUDAPEST, Hungary, January 27 (UNHCR) – Abdurrahman* has dodged bullets in his native Mogadishu and endured tremendous hardship to reach Europe, but he says nothing has been as bad as his experiences in the Hungarian capital. "This has...
Read More...During the past 20 yearautomatic asylum. The Yemeni government now says it may change that, saying the Somalis are a burden and a security risk. But new laws may not stem the tide of people crossing the Gulf of Aden. Heather Murdock reports from Basateen,...
Read More...Introduction To HARO
Who's Online
NEWS
-
Uruka samafalka Haro oo deeq dhar ah u qaybiyey dadka barakacayaasha ah ee ku nool Garoowe(Daawomasawirada) Garoowe:-Ururka samafalka oo magaciisa loo soo gaabiyo Haro ayaa maanta mucaawimo isugu jirtay dhar iyo kabo u qaybiyey dadka barakacayasha ah ee ku nool Magaalada Garoowe ee Caasimada...
-
Hey’adda Haro oo Deeq dhar ah gaarsiisay dadka tabaalaysan ee ku dhaqan M. Garoowe Hey’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (Haro) ayaa macaawino dhar ah ka qeybiyay Xerada Qaxootiga ee Kaam Riig ee Magaalada Garoowe oo ay dagan yihiin ku dhawaad(Sawiro...
-
Down and out in Budapest: Somali refugees face winter struggle BUDAPEST, Hungary, January 27 (UNHCR) – Abdurrahman* has dodged bullets in his native Mogadishu and endured tremendous hardship to reach Europe, but he says nothing has been as bad as his...
- 1
- 2
- 3
- 4
- 5
- 6
- 7
- 8

